Nin Cunsuri ah oo weeraray Masjidka Al Noor Islamic Center (Daawo Sawirada)

Booliska magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa maanta sheegay in weerar uu qof hubeysani Sabtidi ku qaaday masaajid ku yaalla nawaaxiga caasimadda loola tacaamulayo iskuday ficil argagxisio. Weerarkaan ayaa looga shakisanyahay in ay ka danbeeyaan kooxaha midigta fog ee neceb dadka soo galootiga. Waxaana falka weerarka ku dhaawacmay qof ka mid ahaa jamaacadda masaajidka … Continue reading Nin Cunsuri ah oo weeraray Masjidka Al Noor Islamic Center (Daawo Sawirada)